.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Tuesday, June 14, 2011

Ismaaciil Hurre Buubaa iyo qaar ka mid ah dadka reer Somaliland ee Kiiniya ku nool oo Malahooda ka dhiibanaya, Furashada Ururo Siyaasadeed. *Dhegta maal*



Dadka reer Somaliland ee ku nool dalka Kenya oo ra'yiga ay ka qabaan Furashada Ururada badan soo bandhigaya. Waxa ka mid ah dadkaa malahooda dhiibtay ninka magacaiisa la yidhaa Ismaaciil Hurre Buubaa, oo isagu ah nin u ololeeya Soomaali-wayn. Waxa soo diyaariyay oon ka soo xiganay barnaamijkan Hadhwanaagnews.


* Dhegta maal *.


Xigasho,hadhwanaagnews

No comments: