.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Monday, September 19, 2011

Hambalyo, Hambalyo , Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliland,Dr / Professor Maxamed Cabdillahi Cumar,halyey Qaran oo mudan in *Ra'iisal Wasaare loo caleemo saaro‏


Waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh,aan u dirayaa dhammaan shacabka xarii rta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaa lkan akhrisataba.Waxaan Allaha awoodda leh aan idiink a baryaya , inuu idinka yeelo kuwii if iyo aakhira ba liibaana, xaqa u hiiliya, dulmigana ka fogaa da. Aan ku xigsiiyo,oo aan salaan kal iyo laab ah,hambalyo iyo bogaadin aan duugoobin aan ha wada u mariyo walaalkay, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Isakaashaiga Caalamiga Somalilan d,Dr / Professor Maxamed Cabdillahi Cumar.

Bal aan gudo galo dulucda qoraalkayga iyo halkaan u dan leeyahay, ee ay muhatay laabtay du Waxaynu ogsoonahay mudada kooban ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalilnd,Dr /Pro fessor Maxamed Cabdillahi,uu hogaaminayey Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalmiga ah, iyo guulaha laxaadka leh ee uu ka soo hooyey dhan walbba.

Waxaa hubaal ah,biyo kama dhibcaana,in tan iyo maalintii Somaliland lagu dhawaaqay,May 18 ,1991,oo ay ka soo wareegaty muddo haatan laga joogo 20 Sanno,in Dr Maxamed Cabd illahi Cumar noqday, Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee ugu horreeyey, ee isagoo raadinaya xa qa Som aliland u leedahay inay aqoonsi Caalamiya hesho, garnaqsi jilbaha isugu laabay , Xu bnaha Da wladdaha waaweyn ee Joogtada ku ah Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay , xaruntooda New York.......Geesi Qaran iyo halyey aan la haybsan karin iga dheh.

Waxaa iyana taariikh lama illaawana ah noqotay, baal Dahaba ka gashay aqoonsi raadinta q adiyadda Somaliland,wacdarihii iyo qudbadii qiimaha badanayd ee uu ka jeediyey shirkii ay so o qaban qaabisay Machadka Caalamiga ah ee loo yaqaanno ,"The International Repu blican In stitut (IRI)", iyo aqoontii iyo khibradii uu kaga jawaabay dhammaan su'aalihii mada sha lagu w e ydiiyey....Tanna aan ku xasuusiyee ,miyaanu kaga dhigin "Markaan anigu hoon ka u tumo,ay ay haadka bixiyaane,Cabdillahi Suldaan Timacade."

Socdaalka uu Wasiirku ku soo gaalaa bixiyey carriga Maraykanku,wuxuu noqday mid taariik hi ah,guul ah,midho dhal ah,aadna uga farxiyey,una guuxeen dhammaan shacabka iyo saaxii bada tirada badan ee Somaliland Caalamka ku leedahay.....Cad ceed soo baxday,sacab lagu ma qarin karo, qalin iyo website toonana, laguma soo koobi karo dadaalka iyo wax qabadka muuq da , ee uu ku tallaabsday Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland,Dr /Professor Maxa med Cabdillahi Cumar.

Intaan Qalinka iyo Tawaadu isku idlaan,waxaan qormadan ku soo af meerayaa: Hambalyo,H ambalyo , Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalmiga Somaliland,Dr/Pr of essor Maxamed Cabdillahi Cumar,waana halyey Qaran oo mudan in *Ra'iisal Wasaare loo cale emo saaro.

Waxaan idinku dhaafayaa,Geesiga dhulkiisa ,Guusha u horseeda Geerida dishaay geedkaa ha ba'o.

Eng. Maxamad Cali Muuse '' farshaxan''

-----------
* Haddii Distoorka Qaranku ogol yahay

No comments: