.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Monday, March 4, 2013

Tacsi: Marxuum Maxamuud Yuusuf X. Cabdi Caamir

 
Tacsi: ''Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun''.
 
- Waxa aanu anaga oo aad uga xun kana tiiraanyaysan geeridii ku timid marxuum Maxamuud Yuusuf Xaaji Cabdi Camir, oo  ku geeriyooday maanta (04/03/13) dhakhtarka guud ee Hargaysa, halkan tacsi uga diraynaa xaaskii-Caruurtii, xigtadii, asxaabtii iyo intii kale  ee tabi doonta marxuumka, oo aanu leenahay dhamaan Samir iyo Iimaan Allah ha idinka siiyo, Isagana (marxuum Maxamuud) naxariistii jano ha ugu deeqo.
 
Marxuum Maxamuud, waxa uu qayb libaax ka soo qaatay horumarinta guud ee bulshda ku dhaqan gobolka Gabilay, haday tahay dhanka caafimaadka, wax-barashada iyo gargaarka dan-yarta.Allah ha u naxariisto isaga & dadka kale ee muslimka ah dhamaantoodba Aamiin. Aamiin. Aamiin.-WYL-NEWS

No comments: