.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Monday, April 22, 2013

Kufsiga (Fara-xumaynta) Oo Ku Soo Badanaya J.Somaliland


- Kufsiga ayaa aad ugu soo badanaya magaalooyinka waawayn ee ku yaal Jamhuuriyada Somaliland,Isla sanadkan aan ku jiro sedexdii bilood ee ugu danbeeyay waxa uu isbitaalku diiwaangaliyay sideetan qof oo la kufsaday oo u badan carruur.Toddobaadkan u dambeeyay oo qudha waxala fara-xumeeyay laba carruur oo aad u yaryar oo da'doodu gaadhayso lix jir iyo todoba jir.

 Dhawaan waxa magaalada Hargaysa lagu soo gabagabeeyay shir ku saabsan la dagaalanka kufsiga oo ururada xuquuqda biniaadanku ay soo qabanqaabiyeen. Gudoomiyaha gudiga sare ee ilaalinta xuquuqda bini'aadanka Fatxiya Xaaji Xuseen Jaahuur ayaa uga warantay arimahan iyo guud ahaanba kufsigan soo batay wariyaha BBC Axmed Saciid Cige.

*Dhegta maal;

No comments: