Monday, May 9, 2011

Abwaan Maxamad Ibraahim Warsame '' Hadraawi '' Oo si faahfaahsan uga waramaya taariikhdiisa Suugaaneed!..*Dhegta maal*


Abwaanka wayn ee caanka ah Maxamad Ibraahim Warsame 'Hadraawi' oo bildhaaminaya guud ahaanba  taariikhdiisii suugaaneed sida ay ku bilaabantay, ruwaayadahiisii, heesahiisii, Siinlaydii, Xadhigiisii iyo arimo badan oo kale oo ay kia mid tahay '' qisadii Jacyal dhiig ma lagu qoray''

* Dhegta maal *

Xigasho: Somalivoa

No comments:

Post a Comment