Tuesday, May 17, 2011

'' Somaliland iyo Sooyaalkeeda ''. Waa barnaamij taariikhi ah oo ay Somali-voa ka diyaarisay xuska 20- guurada qaranka Somaliland. *Dhegta maal*

 '' Somaliland ; 20 jir'' 

Qaybtii 1-aad. Barnaamij taxane ah oo xiiso leh oo ku saabsan Sooyaalkii  SNM. Heshiiskii iyo is-calool xaadhashadii shacabka  reer Somaliland. Lasoo noqooshadii Somaliland.  Sugidii nabad galyada Somaliland. Qabanqaabadii dawlad dhiska, samayntii xisbiyo qaran oo siyaasadeed. Doorashooyinka iyo qabashadooda. Ictiraafa  Iwm.

* Dhegta maal *

Xigasho Somalivoa. Waxa soo diyaarisay Sahra Ciidle Nuur

No comments:

Post a Comment