Tuesday, May 17, 2011

'' Somaliland iyo Sooyaalkeeda'' Qaybtii 2-aad. Waa barnaamij taariikhi ah. Waxa soo diyaarisay Somalivoa. * Dhegta maal*


'' Somaliland ; 20 jir''
Qaybtii 2-aad. Barnaamij taxane ah oo xiiso leh oo ku saabsan Sooyaalkii SNM. Heshiiskii iyo is-calool xaadhashadii shacabka reer Somaliland. Lasoo noqooshadii Somaliland. Sugidii nabad galyada Somaliland. Qabanqaabadii dawlad dhiska, samayntii xisbiyo qaran oo siyaasadeed. Doorashooyinka iyo qabashadooda. Ictiraafa Iwm

*Dhegta maal *

Xigasho, Somalivoa. Waxa soo diyaarisay, Sahra Ciidle Nuur

No comments:

Post a Comment