Friday, June 10, 2011

Dr Maxamad-Rashiid Sh. Xasan Oo Waraysi Dhinacyo badan leh Kaga Waramaya Shirar Uu Dhawaan Qadiyada Somaliland Kaga Dooday, Oo Ka Dahacay Dalka Ingiriiska. '' Dhegta maal ''.


Waraysi.


Dr Maxamad-Rashiid Sheekh Xasan (la taliyaha madaxweynaha Somaliland ee arimaha Ictiraaf raadinta), Oo waraysi uu siiyay hadhwanaagnews ka waramaya hawlo badan iyo shirar badan oo uu ka qayb galay intii uu joogay dalka Ingiriiska. Waxa kale oo uu si gaar ah la taliyahu u tilmaamay qiimaha ay lahayd xuskii 18/5/2011-ta ee labaatan guuradii qaranka Somaliland, siiba banaan-baxii waynaa ee  ka dhacay magaalada London/uk.


*Dhegta maal*


Xigasho hadhwanaagnews

No comments:

Post a Comment