Wednesday, June 8, 2011

Maxaad ka taqaanaa Barnaamijkii Siyaasadeed ee Ururkii xaq u dirirka ahaa ee SNM? Akhri!


Document

Ururkii xaq u dirirka ahaa ee magaciisa la odhan jiray Ururka  Dhaqdhaqaaqa Wadaniga ah ee  Soomaaliyeed ''SNM'',  ee halganka qadhaadh ee mudoda ka badan tobanka gu' (1981-1991)  la soo  galay maamulkii askarta ee uu Siyaad Bare hor-fadhiyaha u ahaa, waxa uu ahaa Urur  leh bar tilmaameedyo ama yool uu beegsanayay. Waxa aad halkan ka akhri kartaa barnaamijkii Siyaasadeed ee uu ururka SNM samaystay ee ay qorshayaashiisa hawl-galeed ku dul qotomeen. Waxa qorlaakan inoo diyaariyay qoraaga caanka ah, Cabdi Yuusuf Ducaale oo ku magac dheer '' Boobe''.

Guji halkan hoose si aad u daalacato.

Xigasho: Dharaaro

No comments:

Post a Comment