Wednesday, June 22, 2011

Somaliland: Daraasad Ku Saabsan Dhalinyarada Somaliland iyo waayaha ay Qabaan. * Dhegta maal*


Daraasad

Somaliland: Daraasad balaadhan oo laga sameeyay lixda gobol ee dalka Somaliland,  oo  ku saabsan dhaliyarada Somaliland iyo waayahooda gaarka ah, oo ay wada sameeyeen wasaarado ka mid ah dawlada Somaliland iyo dalada ururada dhalinyarada Somaliland '' SONYO'', oo lagu soo ururiyay xogo ku saabsan dhibta ka haysata dhaliyarada reer Somaliland arimo ay ka mid yihiin shaqada, waxbarashada, guurka iyo balwada.

*Dhegta maal*

Xigasho Somalivoa

No comments:

Post a Comment