Tuesday, June 14, 2011

USA: Somaliland iyo Toban Dal oo Afrikaan ah oo Tabobar 3-todobaad ahi uga Furmay Dalka Maraykanka Gudihiisa. *Dhegta maal*


 Waraysi.

Guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Somaliland Ciise Yuusuf Xamari oo ka socda Somaliland, ayaa Tabobar ku saabsan Maamulka iyo shaqo wanaaga oo socon doona mudo sedex todobaad ah ku qaadanaya dalka Maraykanka, Tabobarkaasi oo ay ku weheliyaan Tobaneeye dal oo kale oo dhamaantood ka mid ah qaarada Afrika. Dalka Maraykanka ayaa Tabobarada jaadkan oo kale ah aalaa u fidiya dalalka ku yaal qaaradaha Afrika, Aasiya iyo Yururbta bari.  

* Dhegta maal *

XigashoL Somalivoa

No comments:

Post a Comment