Wednesday, July 20, 2011

Somaliland: Waftigii somaliland ee ka qayb galay xoriyada dalka cusub ee South sudan! Part 1- 4, *daawo*


Halkan hoose (youtube) ka daawo wafdigii reer Somaliland ee uu mudane madaxweyne Axmed Maxamad Maxamuud ' siilaanyo' hogaaminayay, ee dhawaan ka qayb galay xuskii xornimada ee dalka Koonfurta Suudaan, iyo Calanka Somaliland oo cirka sare si xor ah uga babanaya! Waa afar qaybood ee *Daawasho wacan*

No comments:

Post a Comment