Friday, July 1, 2011

War-baahinta Caalamka oo ka Xiiso dhici wayday Somaliland Todobaadadan. * Dhegta maal*


War-baahinta Caalamka oo todobaadkan aad u qaadaa dhigtay Somaliland iyo sooyaalkeeda. Ilo-wareedyo ay ka mid yihiin Joornaalo iyo Idaacado ayaa ka xiiso dhici waayay soo gudbinta horumarka dhan kasta leh ee ka hana-qaaday dalka Somaliland. Waxa ka mid ah war-gaysyada sida balaadhan uga faalooday Dalka Somaliland, Joornaal ka soo baxa Iran oo magaciisa la yidhaa Tehraan Times, oo ka qoray Somaliland war-bixin dheer oo uu ugu magac daray; ''In praise of Somaliland -- a beacon of hope in the Thorn of Africa.By Tehran Times''. Waxa kale oo isna si balaadhan uga faalooday Somaliland, Joornaal ka soo baxa dalka South-Afrika oo magaciisa la yidhaa Mail and Guardian, oo Somaliland ka qoray Qormo uu ugu magac daray, ''A land in need of Recognition''

*Dhegta maal*

Xigasho: Somalivoa

No comments:

Post a Comment