Monday, September 19, 2011

Dr Maxamad Cabdilaahi Cumar oo ay Somali-Voa ku marti qaaday inuu jawaabo ka bixiyo socodkiisa USA ee haatan.. *Dhegta maal*

''Su' aalo iyo Jawaabo''

Wasiirka wasaarada arimaha dibada ee dalka Somaliland mudane Dr. Maxamad Cadilaahi Cumar, oo haatan socod shaqo ku jooga dalka Maraykanka (USA), una yimid inuu arimaha u gaarka ah dadka reer Somaliland iyo go'aankooda u gudbiyo Beesha Caalamka, ayaa waxa u suurta gashay wasiirka intii uu joogay Dalka Maraykanka inuu kulamo aad u badan oo muhiim la yeesho madax badan oo kale duwan. Hadaba waxa idaacada la yidhaa Somali-Voa, ay ku marti-qaaday Dr Maxamad Cabdilaahi Cumar inuu dhagaystayaashooda uga jawaabo waydiimo ay ka qabaan, socdaalka Wasiirka iyo waxa u qabsoomay!

*Dhegta maal*

Xigasho: Somalivoa

No comments:

Post a Comment