Tuesday, November 22, 2011

Khabiir Saciid Cali Axmed:Tirakoobta dhawaan ay hay-ada IRI, Hargeysa ka diyaarisay ma aha mid scientific ah


Waxa dhawaan ay baahisay hay-ada la yidhaa IRI ee Maraykanka ahi tiro-koob ay ka diyaarisay gobolka Maroodijeex ee caasimada Hargeysa ee Somaliland, Tiro-koobkaasi oo ay hay-adu ku eegaysay arimo badan oo kuwo bulsho, dhaqaale iyo siyaasadeedba lahaa. Hadaba xogtaa ay soo bandhigtay hay-ada ayaanay dadka qaarkii ku qancin, tusaale, xisbiyada mucaaridka ah ee UDUB iyo UCID ayaa dhaliilay hay-ada oo ku tilmaamay inaanay u marin baadhitaanka ay samaysay hay-adu hab-cadli ah. Waxa iyadu u riyaaqday gabagabada aftida ay hay-adan Maraykanka  ah ee IRI samaysay xukuumada oo sheegtay in ay marag u tahay natiijada soo baxday horumarka durba ay dawladu ku talaabsatay. Hadaba baadhista IRI ayaa waxa isna ka biyo-diiday Siciid Cali Axmed oo aqoon arimahan u leh.

*Dhegta maal*

Xigasho: Qurbajoog

No comments:

Post a Comment