Sunday, February 10, 2013

Tacsi:Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

 
''Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun''
 
- Waxa aanu anaga oo ka tiiraayaysan dhamaantayo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum, Macalim Sh. Cabdilaahi Suufi-Jibriil  oo shalay ku geeriyooday magaalada Gabilay, halkan tacsi uga diraynaa dhamaan qoyskii, qaraabadii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay, marxuumkana (Sh.Cabdilaahi Suufi-Jibriil) waxan Ilaahay uga baryaynaa inuu janadii Fardawsa Ka waraabiyo.
 
Marxuum Sh. Cabdilaahi Suufi Jibriil, waxa uu mudo aad u dheer oo 50 sano iyo ka badanba ah soo ababinayay oo uu soo barbaariyay waxna soo baray, dad aad u tiro badan oo maanta kaalin kasta kaga jira degaamada dadka afka-Soomaaliga ku hadlaa degan yihiin. Marxuum Sh. Cabdilaahi  Allah Ha U Naxariisto. Aamiin.- WYL-News

No comments:

Post a Comment