Saturday, April 13, 2013

Banaanbaxii Reer Somaliland Ka Hor-dhigeen Xarunta Midowga Yurub Ee Brusless (Belgium)!...... Daawo-* Youtube

 
- Banaanbixii muwaadiniinta reer somaliland ee ku dhaqan Yurub ay dhawaan ka hor dhigeen xarunta midowga Yururb ay ku leeyihiin magaalada Brussels (Belgium), oo ay dunida ugu muujinayeen go'aankeena ah, madaxbanaanida dalka Jamhuuriyadda Somaliland inuu yahay mid lama taabtaan ah ayaa ku soo beegmay xili ay socdaan wada-hadalo u dhaxeeya Jamhuuriyada Somaliland iyo Somalia.
 
Banaanbaxan oo ka mid ah isku soo baxyada aynu mudoda dheer ee rubuc-qarniga ah sida is-daba joog ah u-samayno ayaa ujeedooyinkoodu ay yihiin sii xoojinta qadiyada Somaliland! Iyo waliba kobcinta is-ahaanteena! Halkan hoose ka daawo
 
Halkan hoose guji ''youtube;

No comments:

Post a Comment