Sunday, April 28, 2013

Voasomali iyo Muj, Muuse Biixi *Dhegta-maal


 - Idaacada dalka Maraykanka ku taal ee ku hadasha afka-soomaaliga lana yidhaa Voasomali ayaa barnaamij ay sii dayso oo magaciisu yahay '' Martida Makarafoonka'' oo ay dadka madaxda ka ah ama caanka ka ah degalada ay Soomaalidu degto ku soo casuunto si ay kolba uga waraysato dhacdooyinka taagan, ayaa maanta waxa lagu soo marti qaaday oo ay waraysatay Gudoomiyaha Xisbiga  talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland haya ee Kulmiye, Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo ka mid ah wafdi Somaliland ka socday oo beryahanba socdaal shaqo  ku Jooga caasimada dalka Maraykanka, ee Washington. Hoosta ka dhagayso!

*Dhegta maal

No comments:

Post a Comment