Thursday, June 20, 2013

Ururka Talibaan Oo Xafiis Ka Furtay Magaalada Dooxa (Qadar)


- Aqalka cad ee Maraykanka ayaa  Salaasadii (shalay) sheegay in wakiilo Maraykan ah iyo kuwa ka socda Xoogaga Talabaan ay wada hadalo ku yeelan doonaan magaalada Doha ee dalka Qatar  maalmaha inagu soo socda, kulankaasoo ujeedadiisu tahay sidii  xal siyaasadeed loogu  raadin lahaa dagaalka  Afganistaan. Wariyaha VOA ee xarunta gaashaandhigga Maraykanka ee Pantagon Luis Ramirez ayaa warbixin uu soo diray  ku  sheegay in shaacintaasi ay tahay  mid uu  soo dhawaynayo  taliyaha  ciidaamada Mareeyanka iyo kuwa kale ee jooga Afgansitaan General Joseph Dunford.

Haddaba sidee ayay arimahan u arkaan dadka reer Afghanistan? Waraysi ku saabsan arintan hoosta ka dhagayso!

*Dhegta maal;

No comments:

Post a Comment