Sunday, September 23, 2018

Xeerasha Muranka Dhaliyay ee "Kufsiga & Sinnada"


" Xeerka Kufsiga iyo Sinnada ''

- Xeerka kufsigu ma jidaynayo in aan waalidku ilmihiisa u guurin Karin wuxuu si waafiya u sheegayaa sidan :- Qodobka 9aad farq 1aad “Qof kasta oo ku xadgudba shuruudaha sharci ee ogolaanshaha ama raali ka ahaanshaha aasaasiga u ah guurka ee ay dhigayaan Shareecada Islaamka iyo Xeerarka dalku ee si xoog ama qasab ah ugu guursada qof haween ah ama fududeeya, qaban qaabiya ama meel mariya guur isagoo aan xaqiijin ogolaanshaha mid ka mid ah ama dhamaan dhinacyada guurku khuseeyo sida ay dhigayaan shareecada islaamka iyo xeerarka dalka, waxa uu galay fal dambi Guur Qasab ah, waxaana uu mutaysanayaa xadhig ciqaabeed u dhaxeeya shan ilaa todoba sannadood”
Halkan hoose ka akhri (xeerka kufsiga iyo Xadgudubyada Jinsiga).


No comments:

Post a Comment