Monday, January 21, 2019

Golaha Guurtida J. Somaliland Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Golaha Wakiilada.

- Fadhi ay saaka xaruntooda Hargaysa ku yeesheen Golaha Guurtida J.Somaliland  oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha Golahu  MD. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur), oo ay ka soo xaadireen 70-xildhibaan ayay muddo-kordhin u sameeyeen Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.

Muddo-kordhintan  goluhu sameeyay ayaa ah 9-bilood, taasi oo ay sheegeen  in ay qabsoomeyso  doorashadu bisha 12/2019, halka muddo xileedka golaha wakiillada uu waajibaadkooda shaqo dhamaan doono bisha koowaad ee sannadka 2020ka.
Halkan ka daawo; https://www.youtube.com/watch?v=s_f1FmMWP0g

No comments:

Post a Comment