Wednesday, January 9, 2019

Maxaad ka ogtahay goobaha taariikhiga ah ee loo dalxiis tago Somaliland?

- Labaatankii sano ee ugu dambeeyay goobo badan oo taariikhi ah ayaa laga helay Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madax-bannaanida ee Somaliland. Waxaa haatan jira in ka badan boqol goobood oo ay ugu caasan tahay Laas Geel oo laga helay dhagxaan ay sawirro ku xardhan yihiin oo 9000 oo sano jirsaday. Si kastaba ha ahaatee, dhagaxaantan ma aysan aqoonsan mana ilaaliyaan ururrada daryeela goobah taariikhiga ah sida UNESCO.

Dr Saada Mire oo ah khabiir dhanka deegaanka ah ayaa BBC-da u sheegtay in Somaliland ay ku yaallaan goobo badan oo muhiim ah, kuwaas oo ay tahay in laga warqabo oo la ilaaliyo.
Halkan Hoose ka akhri/dhagayso;

No comments:

Post a Comment