Friday, January 18, 2019

Somaliland: Dadka Hal-abuurka Ah Maxaa Loo Xidhaa?

- Dalka Jamhuuriyadda Somaliland waxa lagu xidhay dhawr qof oo kala duwan, kuwaas oo qaarkood loo haysto eedo ay ka mid yihiin aragti ay ka dhiibteen xaaladaha ka taagan wakhtigan Somaliland.

Inkasta oo ururada xuquuqda aadamaha u-dooda ee ka aasaasan J.Somaliland ay ku tilmaameen xadhigaas mid aan sharci ahayn hadana, dhinaca kale, aqoonyahano iyo xeer-ilaaliyaal kale ayaa qaba in arinta dadka badankooda loo haystaa ay tahay mid sharciga dalka u-yaal waafaqsan, oo dad badan oo dambiyo madani ah galay, ay war-baahintu si qaldan u-turjumayso. Waxa warbixintan Hargeysa ka soo direy Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.
Halkan hoose ka dhagayso;

No comments:

Post a Comment