Wednesday, January 2, 2019

Somaliland Oo Diiday Go'aanka Somalia Ku Eriday Ergayga-UN.

- Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay inay eriday ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Somaliland iyo Somalia Mr. Nicholas Haysom . Hadaba, J.Somaliland oo ka fal-celisay arintaas ayaa si toos ah uga soo hor-jeedsatay go'aankaa ay xukuumada Xamar ku dhaqaaqday. War-qoraal ah oo ay W/A/Dibadda ee J.Somaliland ku baahisay war-baahinta oo ku socda Xogahaya guud ee Qaramada midoobay ayaa u dhignaa sidan. 

Dawlada Somaliland waxay u cadaynaysa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka intaba in ay ka xun tahay go’aanka Somalia ka qaadatay Wakiilka xoghayaha guud ee UN-ta mudane Nicholas Haysom. War-saxaafadeedkan oo dhamays-tiran hoost ka akhri;


No comments:

Post a Comment