Monday, May 6, 2019

Madaxweynihii Hore Ee Nigeria Oo Yimid Magaalada Hargeisa (JSL).

- M/weynihii hore ee Nigeria, Olusegun Obasanjo oo dalkiisa madaxweyne ka noqday intii u dhaxeesay sanadihii 1999-kii ilaa 2007-dii ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeisa ee Jamhuuriyadda Somaliland.

M/weyne Obasanjo ayaa garoonka magaalada Hargeysa waxaa kusoo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Somaliland, xubno ka mid ah golaha wasiirada, duqqa caasimada, mas'uuliyiin katirsan axsaabta siyaasadda ee Somaliland, waxaana uu booqasho ku tegay xarumaha golaha wakiillada iyo maxkamadda sare....

No comments:

Post a Comment