Sunday, May 19, 2019

"Waxa la gaadhay xilligii la kala guri lahaa Soomaaliya iyo Somaliland"

- Madaxweynaha J.Somaliland oo qudbad ka jeediyay xuskii 18ka May ee ay Somaliland la soo noqotay madax-banaanideeda ayaa qodobbadii uu isdul taagay waxaa ka mid ahaa madaxbannaanida Somaliland iyo ka go'itaanka Soomaaliya inteeda kale.#

"Waxaa muuqata in caalamka badankiisu garwaaqsaday in la joogo wakhtigii la kala guri lahaa Somaliland iyo Soomaaliya, Soomaaliya iyo Somaliland iyaga oo xor ah oo laba dal oo Ingiriis iyo Talyaanigu kala guumaysan jireen ayay midoobeen lixdankii, soddon sano, oo toban sano dagaal ahaa labaatan sanona ciil, isqabqabsi iyo cadho ahayd ayay midaysnaayeen, kaddibna dawladdii dhexe way duntay", ayuu yidhi madaxweyne Biixi
Halka ka akhriso warka oo dhan; https://www.bbc.com/somali/war-48321242 

No comments:

Post a Comment