Tuesday, May 14, 2019

"Waxaan USA u Tagay Inaan Maxkamad La Tiigsado Col.Tuke

- Tacaddiyada ka dhanka ah bani'aadannimada ee ka dhacay Soomaaliya intii ay jirtay dowladdii kacaanka ee 21-ka sano uu ka talinayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre waxay isbuucan hareyn doonaan maxkamad ku taalla gobolka Virginia ee dalka Mareykanka kadib markii ugu dambeyn nin Soomaali ah uu ku guuleystay inuu dib ula xisaabtamo sarkaal milatari ahaa oo uu ku eedeynayo inuu isku dayay inuu dilo.

Dacwadda la xiriirta kiiskan oo in muddo ah soo jiitameysay ayaa si rasmi ah uga furmeysa maxkamadda, sida ay shaaciyeen wargeysyada The Guardian iyo New York Times, ee....!
Halkan ka akhriso warka oo dhan; https://www.bbc.com/somali/war-48272701

No comments:

Post a Comment