Saturday, July 6, 2019

Somaliland Oo Su'aal Gelisay Mustaqbalka Wada-hadallada Soomaaliya!

- Gudoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada J.Somaliland Axmed-Yaasiin Sh. Cali Ayaanle, ayaa kulan maanta golaha uu yeeshay uga warramay BBC-da, isaga oo si gaar ah shiishka u saaray hadalka ka soo yeedhay Dowladda Soomaaliya oo 24-kii saac ee u dambeeyey warbaahinta si weyn u dhex marayey. 

Wuxuuna guddoomiya ku xigeenku sheegay "Jamhuuriyadda Somaliland haddii taariikh ahaan iyo waaqic ahaana loo eego cidina ma dafirsana iney ahayd qaran madaxbannaan oo 26-kii June madaxbannaanidiisa ka qaatay mustacmaraddii Ingiriiska."
Halkan hoose ka akhriso Warkan oo dhan;

No comments:

Post a Comment