Friday, May 20, 2011

BBC-Somali iyo Barnaamijka falanqaynta ee maanta oo ku saabsan, gabi-ahaanba 20-jirsiga Somaliland. * Dhegta maal *.


Falanqayn Xuska 20- jirsiga Somaliland

Barnaamij gaar u ah xuska 20-jirsiga Somaliland oo ay laanta afka Somaliga ee BBC-Somali-du ku falanqaynayso guud ahaanba Sooyaalka iyo aayaha Somaliland. Waxa eegaya dad aad ugu dha-dhaw xogta Somaliland.

* Dhegta maal *

No comments:

Post a Comment