Friday, May 20, 2011

'' Somaliland iyo Sooyaalkeeda'' Qaybtii 5-aad iyo gabo-gabadii. Waa barnaamij taariikhi ah. Waxa soo diyaarisay Somalivoa. * Dhegta maal*


Somaliland: 20 jir

Qaybtii 5-aad iyo gabogabadii. Barnaamij taxane ah oo xiiso leh oo ku saabsan Sooyaalkii SNM. Heshiiskii iyo is-calool xaadhashadii shacabka reer Somaliland. Lasoo noqooshadii Somaliland. Sugidii nabad galyada Somaliland. Qabanqaabadii dawlad dhiska, samayntii xisbiyo qaran oo siyaasadeed. Doorashooyinka iyo qabashadooda. Ictiraafa Iwm
*Dhegta maal *

Xigasho, Somalivoa. Waxa soo diyaarisay, Cabdi-Salaam Hereri

No comments:

Post a Comment