Thursday, November 22, 2018

Axmed Siciid Cige Oo Ka Fadhiistay BBC-Somali! "Wariye Cudoon!"

- Waxaan rasmi ahaan ugu biiray laanta afka Soomaaliga ee idaacadda BBC 15 Janaayo, 1999-kii. Waxaan la kowsaday xilli siyaasadda Soomaalidu ay meel xun mareysay oo la waday qabanqaabadii shirkii dowladda KMGka ee Carta (Djibouti).

Somaliland oo anigu aan uga soo warramo BBC waxaa madaxweyneheedii xilligaa, Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, baarlamaanka iyo guurtiduba ay go'aamiyeen in qofkii Somaliland u dhashay ee ka qayb gala shirka Carta ee dib u heshiisiinta Soomaaliya uu galay khiyaano qaran. Dayaarad ay saaran yihiin mudanayaal ka tirsanaa baarlamaanka Jabuuti....
Read More; 

No comments:

Post a Comment