Friday, November 23, 2018

War-gelin; "Ardayda Doonaysa Inay Shaqada Qaranka U-Xeroodaan.

 Ogaysiis Muhiim Ah!

- Iyadoo la tixgelinayo codsiga ka imanaya gobolada qaarkood ee ku saabsan dhinaca wakhtiga arji xeraynta, waxa la go’aamiyay in wakhtiga codsiga qabashada barnaamijka lagu daro 6 maalmood oo kale. Kuwaas oo ka bilaabmaya Sabtida 24/11/2018 kuna eeg Khamiista 29/11/2018. Sidaa darteed, waxa dhalinyarada reer Somaliland lagu boorinayaa inay ka faa’iidaystaan mudada dheeraadka ah ee la siiyey.

[Allaah Mahad Leh.]

Maxamed Xuseen  Cismaan
(Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran)

No comments:

Post a Comment