Somaliland aqoonsi raadinteedu ma garbaa mise ma aha? Maxaase ilaa haatan hortaagan ? Saamayn intee le eg ayaa ay arintan aqoonsigu ku yeelanaysaa Gobolka ay Somaliland ku taal? Waydiimahaa iyo kuwa kale oo badan ayaa uu aqoonyahan da' yar oo magaciisa la yidhaa Maxamed Haaruun Maxamuud, oo jaamacada Derby ee ku taal dalka Ingiriiska wax ka bartaa uu qoraalkiisii Jaamaceed (Dissertation) ku soo qaatay. Shabakada la yidhaa Qurbajoog.com ayaa ka waraysatay arintaa Maxamad Haaruun Maxamad. Waraysigaasi ayaa uu aqoonyahanku kaga sheekaynayaa waxa ku kalifay inuu u doorto baadhistiisa Jaamacdeed arinta ah ''Ictiraafka Somaliland''.
*Dhegta maal*
Xigasho: Qurbajoog
No comments:
Post a Comment