Wasiirka Duulista iyo Hawada ee dalka Jamhuuriyada diimuqraadiga ah ee Somaliland mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ay idaacada Somalivoa-du ku marti-qaaday, barnaamijka magaciisa la yidhaa '' Wacitaanka martida'' ayaa si faahfaahsan uga waramaya horumarka dhan kastaba leh ee ka hirgalay wasaaradiisa intii ay xukuumada Kulmiye dalka ka talinaysay.
Waxa kale oo uu ka xog waramayaa arimo kale oo ku saabsan hawada Somaliland iyo lacagta uga soo xaroota dalka. Intaa waxa kale oo uu ka darayaa isaga oo ka jawaabayaa su' aalo ay dhagaystayaasha aduunwaynaha ku kala baahsani ka waydiinayaan arimo badan oo Somaliland la xidhiidha.

*Dhegta maal*
Xigasho: Somali-voa.
No comments:
Post a Comment