VOASOMALI: - Barnaamijka magaciisa la yidhaa; ''Faaqidaadda Toddobaadka'' oo ah barnaamij ay idaacadda maraykanku leeyahay ee VoaSomali, ku-soo marti-qaado dad kala duwan oo ay ka mid yihiin aqoon-yahano, waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo kala jeeda degaamada afka-soomaaliga lagaga hadlaa, barnaamijkaasoo lagu falanqeeyo kolba dhacdooyinka waawayn ee ka dhaca dhulalka Soomaalidu kala degto.
Hadaba maanta waxa ay idaacadu ku soo qaadatay barnaamijkeeda, waxa uu Ictiraafka Maraykanku siiyay maamulka Somaliya uu ka badali karo, qorshahii hore ee Maraykanku uu kula dhaqmi jiray Somalia iyo Somaliland ee la odhan jiray;'' Dual track policy''. Dr. Axmed Xuseen Ciise ayaa Somaliland u hadlaya!
*Dhegta-maal
No comments:
Post a Comment