- Somaliland ayaa si adag u diiday ugana jawaabtay war ay dawlada Ingiriisku dhawaan faafisay oo ku saabsanaa amaanka dadka reer Galbeedka ah ee jooga Somaliland. Wasiirka arimaha dibada JSL oo xalay shir-jaraa'id qabtay ayaa sheegay Inaanay dawlada Somaliland la qabin xukuumada Britian cabsida amni ee ay muujinayso
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jamh. Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar Ayaa carabka ku adkeeyay in amaanka Somaliland uu sugan yahay oo aaney jirin wax walaac ah oo ay xukuumadiisu ka qabto khatar dhinaca amaanka ah oo ka timaada Somaliland. Dhanka kale wasiirku waxa uu ka hadlay madax ka socota dawlada USA. Warbixinta hoosta ka dhagayso;
*Dhegta-maal
No comments:
Post a Comment