Munaasabadda hub wareejinta ayaa waxaa heshiis ku kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi iyo Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Jabuuti Xasan Dharaar Hufane.- Somali-VOA
Bogan ka daalaco, daawo oo ka dhagayso warar sugan iyo aragtiyo hufan oo dhexdhexaad ah!
Thursday, April 4, 2013
Djibouti Oo Hub Siisay Maamulka Muqdisho (Soomaaliya)
Munaasabadda hub wareejinta ayaa waxaa heshiis ku kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi iyo Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Jabuuti Xasan Dharaar Hufane.- Somali-VOA
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment