- Idaacada dalka Maraykanka ku taal ee ku hadasha afka-soomaaliga lana yidhaa Voasomali ayaa barnaamij ay sii dayso oo magaciisu yahay '' Martida Makarafoonka'' oo ay dadka madaxda ka ah ama caanka ka ah degalada ay Soomaalidu degto ku soo casuunto si ay kolba uga waraysato dhacdooyinka taagan, ayaa maanta waxa lagu soo marti qaaday oo ay waraysatay Gudoomiyaha Xisbiga talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland haya ee Kulmiye, Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo ka mid ah wafdi Somaliland ka socday oo beryahanba socdaal shaqo ku Jooga caasimada dalka Maraykanka, ee Washington. Hoosta ka dhagayso!
*Dhegta maal
No comments:
Post a Comment