- Tacaddiyada ka dhanka ah
bani'aadannimada ee ka dhacay Soomaaliya intii ay jirtay dowladdii
kacaanka ee 21-ka sano uu ka talinayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya
Maxamed Siyaad Barre waxay isbuucan hareyn doonaan maxkamad ku taalla
gobolka Virginia ee dalka Mareykanka kadib markii ugu dambeyn nin
Soomaali ah uu ku guuleystay inuu dib ula xisaabtamo sarkaal milatari
ahaa oo uu ku eedeynayo inuu isku dayay inuu dilo.
Dacwadda la
xiriirta kiiskan oo in muddo ah soo jiitameysay ayaa si rasmi ah uga
furmeysa maxkamadda, sida ay shaaciyeen wargeysyada The Guardian iyo New
York Times, ee....!
Halkan ka akhriso warka oo dhan; https://www.bbc.com/somali/war-48272701
No comments:
Post a Comment