.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Monday, January 21, 2019

Golaha Guurtida J. Somaliland Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Golaha Wakiilada.

- Fadhi ay saaka xaruntooda Hargaysa ku yeesheen Golaha Guurtida J.Somaliland  oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha Golahu  MD. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur), oo ay ka soo xaadireen 70-xildhibaan ayay muddo-kordhin u sameeyeen Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.

Muddo-kordhintan  goluhu sameeyay ayaa ah 9-bilood, taasi oo ay sheegeen  in ay qabsoomeyso  doorashadu bisha 12/2019, halka muddo xileedka golaha wakiillada uu waajibaadkooda shaqo dhamaan doono bisha koowaad ee sannadka 2020ka.
Halkan ka daawo; https://www.youtube.com/watch?v=s_f1FmMWP0g

Sunday, January 20, 2019

Lifting trade barriers key to Africa's economic emergence, DP World chairman says

 "We believe in the viability of Africa, we believe in investing in the continent," said Mr bin Sulayem. Pawan Singh / The National  

 DP World's chairman urged African leaders to lift barriers on trade after the global ports operator last year pushed to expand its footprint in the continent where it faces some opposition to its operations. 

Removing trade barriers, increasing connectivity between countries and developing infrastructure are essential for Africa's economic emergence, Sultan bin Sulayem, chairman of DP World said at the Africa Emergence Conference in Dakar, Sengal.

Friday, January 18, 2019

Somaliland: Dadka Hal-abuurka Ah Maxaa Loo Xidhaa?

- Dalka Jamhuuriyadda Somaliland waxa lagu xidhay dhawr qof oo kala duwan, kuwaas oo qaarkood loo haysto eedo ay ka mid yihiin aragti ay ka dhiibteen xaaladaha ka taagan wakhtigan Somaliland.

Inkasta oo ururada xuquuqda aadamaha u-dooda ee ka aasaasan J.Somaliland ay ku tilmaameen xadhigaas mid aan sharci ahayn hadana, dhinaca kale, aqoonyahano iyo xeer-ilaaliyaal kale ayaa qaba in arinta dadka badankooda loo haystaa ay tahay mid sharciga dalka u-yaal waafaqsan, oo dad badan oo dambiyo madani ah galay, ay war-baahintu si qaldan u-turjumayso. Waxa warbixintan Hargeysa ka soo direy Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.
Halkan hoose ka dhagayso;

Wednesday, January 16, 2019

Why are Gulf countries so interested in the Horn of Africa?

- ACROSS THE Horn of Africa evidence is mounting that relations with Gulf countries are growing stronger. Last month representatives from Djibouti, Sudan and Somalia gathered in Riyadh, the capital of Saudi Arabia, to discuss the creation of a new Red Sea security alliance. Three months earlier the prime ministers of Ethiopia and Eritrea signed a peace deal that Saudi Arabia helped to broker. In the Ethiopian capital, Addis Ababa, a property developer from the United Arab Emirates (UAE) is working on the largest and most expensive project of its kind in the city’s history. The UAE has had a military base in Eritrea since 2015 and is building another in Somaliland, a breakaway state in northern Somalia. Saudi Arabia plans to build one in Djibouti. And Qatar and Turkey are refurbishing a port in Sudan. Why?

Brexit vote results: 400 MPs vote against PM May's Brexit deal

- Members of Parliament have voted overwhelmingly against Prime Minister Theresa May's Brexit deal. 

This was the deal that the Prime Minister negotiated to set out how Britain splits from the European Union on 29 March. 

432 MPs voted against the Brexit deal, while 202 voted to support it. It's the biggest defeat a government has faced in almost 100 years. Labour leader, Jeremy Corbyn, has called for a no confidence vote against the Prime Minister. 

Tuesday, January 15, 2019

Turkish aid body provides health support in Somaliland.

ANKARA: Turkey's state aid agency provided medical equipment to a hospital in Somalia's breakaway region of Somaliland, according to a statement on Tuesday.

The Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA) said 216 devices and medical equipment including an ultrasound device, echocardiography equipment, autoclave were provided for the Hargeisa State Hospital, which serves around 3 million patients. Turkish Ambassador in Mogadishu Mehmet Yilmaz, Somaliland Health Minister Hassan Ismail Yusuf and TIKA's coordinator in Somalia Galip Yilmaz attended the delivery ceremony of the medical supplies.

Sunday, January 13, 2019

Somalia shoots itsef in the foot

- The decision by the Somali government to expel United Nations (UN) Special Envoy to the country Nicholas Haysom last week speaks volumes about why Somalia is struggling to achieve political stability and peace.

Mogadishu declared Haysom, the South African lawyer and seasoned diplomat, persona non grata on 1 January, thereby forcing UN Secretary-General António Guterres to replace him. Ultimately Haysom lost his job because the federal Somali government insisted on hoarding power to itself in what is supposed to be an autonomous federal member state.
Read more;

Saturday, January 12, 2019

KOIGI: Acknowledge Somaliland to cure festering wound on Africa.

- Any African country without recognised independence has a wound on the body of Africa and whole world. In this particular instance, Somaliland is a country seeking recognition of her independence, not just from Somalia but Kenya, Africa and the world, whose integral part she is. 

Tragically, independence of Somaliland continues to be unrecognised, despite her possession of many conditions that qualify a country for independence – internal and external peace, stability and economic growth, which many independent countries don’t have.

Friday, January 11, 2019

Somaliland seeks recognition by hosting naval bases

“If the much smaller country Djibouti hosts so many naval bases by so many countries, why not Somaliland?” said Egal.

- The self-declared republic of Somaliland has expressed an interest in hosting British and Russian naval bases, which would add to an already active military presence along the coast of the Red Sea – one of the world’s busiest and most strategically important maritime passages. Last weekend, British Defense Secretary Gavin Williamson paid an unannounced visit to Somaliland and met with President Muse Bihi Abdi, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Yasin Hagi Mohamoud, and Defense Minister Essa Ahmed as well as Nuh Ismail Tani, top army general.

Wednesday, January 9, 2019

Maxaad ka ogtahay goobaha taariikhiga ah ee loo dalxiis tago Somaliland?

- Labaatankii sano ee ugu dambeeyay goobo badan oo taariikhi ah ayaa laga helay Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madax-bannaanida ee Somaliland. Waxaa haatan jira in ka badan boqol goobood oo ay ugu caasan tahay Laas Geel oo laga helay dhagxaan ay sawirro ku xardhan yihiin oo 9000 oo sano jirsaday. Si kastaba ha ahaatee, dhagaxaantan ma aysan aqoonsan mana ilaaliyaan ururrada daryeela goobah taariikhiga ah sida UNESCO.

Dr Saada Mire oo ah khabiir dhanka deegaanka ah ayaa BBC-da u sheegtay in Somaliland ay ku yaallaan goobo badan oo muhiim ah, kuwaas oo ay tahay in laga warqabo oo la ilaaliyo.
Halkan Hoose ka akhri/dhagayso;

Tuesday, January 8, 2019

UK, Russia and UAE scramble to set up military bases in Somaliland

- The United Kingdom has joined Russia and the United Arab Emirates in the scramble to set up military bases in Somaliland. 

UK Defence Secretary Gavin Williamson at the weekend met President Mouse Bihi in Hargeysa, and discussed ways on strengthening the relationship between the two countries.  Somaliland, a former British colony, is yet to be recognised internationally.

The Somaliland embassy in Nairobi, neither denied not confirmed reports that Britain was seeking to set up a military base in the horn of Africa country.

Monday, January 7, 2019

VOA-Somali: Dhibaatada Tahriibta

- Wadamo badan oo caalamka ah ayaa soo saaray sharciyo adkaynaya in dadka magangalyo doonka ahi ay soo galaan wadamadooda. Qaar ka mid ah wadamadaasi waxay bedeleen oo ay aad u-adkeeyeen shuruucda u taal soog-alootiga, halka dalalka qaar kalena ay kala noqonayaan-ba dad ay hore sharci u-siiyeen. Sharci kala noqoshada ayaa waxa asal looga dhigaa nabad gelyo ka dhalata dalka ay marki hore qaxootigu ka yimaadeen.Hadaba iyada oo ay taasi jirto ayaa hadana, waxa marba marka ka dambaysa sii kordhaya, safarrada ismiidaaminta ah ee ay dadka Soomaalidu ugu tahriibayaan wadamada Yurub. Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixin inooga haysa arintaas.
 Halkan hoose guji oo ka dhagayso;

Thursday, January 3, 2019

Doodaha Lagu Xoojinaayo "Qaddiyada" Soomaalilaan

- Warbaahinta Soomaalida iyo tan caalamka ayaa inta badan qabata dooddo lagu lafo-gurayo midowgii dhexmaray Soomaalilaan iyo Soomaaliya, iyo suurtagalnimada bal inay mar kale isku soo noqon karaa labada dawladood. Doodaha loo qabto aqoonyahanka labada dhinaca mararka qaarkood ma dheelitirna oo marna reer Soomaaliya ayaa u badan marn kalena reer Soomaalilaan. Hadaba aqoonyahanka reer Soomaalilaan ee doodaha masiiriga ah ka qaybgalayaa waa inuu ka dheregsan yahay qoddoba ubucda u ah dooda qaddiyada Soomaalilaan. Haddii aanu waxba ka aqoon taariikhda iyo waayihii dhabta ahaa ee dhexmaray Soomaalilaan iyo Soomaaliya waxa u fiican in aanu gelin doodaha noocaasi ah. Qoddobadan hoose ayaa lagu xoojin karaa u doodista qaddiyada Soomaalilaan:

Wednesday, January 2, 2019

Somaliland Oo Diiday Go'aanka Somalia Ku Eriday Ergayga-UN.

- Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay inay eriday ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Somaliland iyo Somalia Mr. Nicholas Haysom . Hadaba, J.Somaliland oo ka fal-celisay arintaas ayaa si toos ah uga soo hor-jeedsatay go'aankaa ay xukuumada Xamar ku dhaqaaqday. War-qoraal ah oo ay W/A/Dibadda ee J.Somaliland ku baahisay war-baahinta oo ku socda Xogahaya guud ee Qaramada midoobay ayaa u dhignaa sidan. 

Dawlada Somaliland waxay u cadaynaysa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka intaba in ay ka xun tahay go’aanka Somalia ka qaadatay Wakiilka xoghayaha guud ee UN-ta mudane Nicholas Haysom. War-saxaafadeedkan oo dhamays-tiran hoost ka akhri;