.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Thursday, November 29, 2018

Sheeko Xiise Leh: "Xabaalaha Gaalada Waa Loo Faataxayn Karaa iyo..!"

"Anna, aniga oo u-xigto-miisaya, kagama bakhayline sida shacabka kaleba yeelay, calaacalahayga waan isku-tumay oo u-sacabiyay, salaantiina ka qaaday! Yaab. Bal adba!" Cali

- Dadka Kiristaanka ah ee aaminsan diinta Nabi Ciise ee ku nool qaaradaha aduunku, waxa ay dalalkooda ka sameeyeen Kaniisado quruxdooda aad la ashqaraarayso! Goobahaas loo yagleeshay in lagu cibaadaysto oo ah qaar qarniyo badan soo jiray waxa dhismahooda ka muuqda u-hagarbax dhinac kasta leh. Arartaa yar dabadeed, meeshu waa Birmingham-UK, waa xiligii rawaxaada. Bas baan ka degay ku kale oo Xaafadayada tagana halabsigiisaan u-xusulduubayaa! Dhawr sakadood baan si degdeg dhexdooda uga doc-tuuray! Dabadeedna, waxan ku soo mudh-idhi Beer xaydaan dheer leh oo ay ku yaalaan Xabaalo gaboobay oo aan tiradoodu badnayn iyo, Kaniisad aad u-bilicsan oo sidii qodka ka dhex-oogsatay Qabuuraha!

HEVOS position on the London Somaliland Diaspora Conference

- As you may already be aware the Somaliland Mission to the UK is organising a one day conference in London on 1st December 2018. The aim of the conference is said to be ‘’constructing diaspora Somaliland identity in an ever-changing Europe: Unity, patriotism and contributing through positive activism. In simple terms, their objective, as they claim, is to harmonise and unite Somaliland communities in Europe. This topic raises many questions including the simple ones of why now and what does it really mean?

We ask these questions, because we all know Somaliland has existed for the past 27 years and its people both inside and outside Somaliland have been working very hard to convince the international community about their self-determination and aspiration to secede from the union it entered with the Italian Somalia after its independence in 1960, and the causes for its withdrawal from the union.

Tuesday, November 27, 2018

Somaliland set to host investment forum in Nairobi

NAIROBI – Somaliland government, through its Liaison office in Nairobi, will on Friday hold a major investment conference in the Kenyan capital to woo investors to the Horn of Africa nation. Somaliland is targeting top Kenyan and East African investors to Hargeisa and Berbera, the two big cities in the country which the government says are ripe for foreign investment.

The conference is also aimed at pushing for the Somaliland agenda for international recognition.Top leaders from the Kenyan and Somaliland governments will grace the day long investment forum which will be used to showcase the investment opportunities available in Somaliland.

Galoolay-Gabiley: Xarun Lagu Keydiyo Shinida Beeraha Oo La Furay

Monday, November 26, 2018

Education campaign bears fruit as pastoralists send children to school in Berbera (Somaliland)

- When the brand new school built in Magalo-ad village, six km from the Somaliland port of Berbera, finally opened its doors in September, there were just 36 children occupying the eight-classroom building. 

Built by the international charity SOS Children’s Villages and run by the Somaliland government, the school brings educational opportunities for the first time to the children of the nomadic pastoralist community in the area. The disappointing rate of enrollment at the new school led the authorities to mobilise rapidly to conduct an awareness campaign in collaboration with SOS Children’s Villages.

Friday, November 23, 2018

Sheeko Kale Keen: "Diinkii Yidhi Aan Duulo

- Diin ayaa noloshiisii dhulyaalka iyo gaabiska ahayd nebcaaday. Wuxu jeclaystay in uu sida shimbraha duulo oo cirka heehaabo; guudkana ka soo eego dhulkan iyo dhirtan uu ku abaaday ee uu dhex gurguuranayo. Asaga oo naftiisa la hadlaya wuxu ku yidhi, “Hadaan mar uun samada u bixi lahaa, sidaa shimbraha oo kale ayaan duuli lahaa.”

Wuxu naftiisa u sheekeeyo oo uu naawilo in uu maruun duuloba, maalin ayaa geed uu hoos jiifay gorgor ku soo degay. Gorgogiikii ayuu la hadalay oo ku yidhi, “Gorgorow, wax alla wax- aan maal aduun leeyahay ayaan ku siinayaa duulista i bar. Gorgorkii ayaa ku yidhi, “Ma suuro gelayso, Diinow, taasi.” “Waayo?” Ayuu weydiiyay diinki. “Dee baalalba ma lihide, maxaad duushaa?”

War-gelin; "Ardayda Doonaysa Inay Shaqada Qaranka U-Xeroodaan.

 Ogaysiis Muhiim Ah!

- Iyadoo la tixgelinayo codsiga ka imanaya gobolada qaarkood ee ku saabsan dhinaca wakhtiga arji xeraynta, waxa la go’aamiyay in wakhtiga codsiga qabashada barnaamijka lagu daro 6 maalmood oo kale. Kuwaas oo ka bilaabmaya Sabtida 24/11/2018 kuna eeg Khamiista 29/11/2018. Sidaa darteed, waxa dhalinyarada reer Somaliland lagu boorinayaa inay ka faa’iidaystaan mudada dheeraadka ah ee la siiyey.

[Allaah Mahad Leh.]

Maxamed Xuseen  Cismaan
(Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran)

Thursday, November 22, 2018

Axmed Siciid Cige Oo Ka Fadhiistay BBC-Somali! "Wariye Cudoon!"

- Waxaan rasmi ahaan ugu biiray laanta afka Soomaaliga ee idaacadda BBC 15 Janaayo, 1999-kii. Waxaan la kowsaday xilli siyaasadda Soomaalidu ay meel xun mareysay oo la waday qabanqaabadii shirkii dowladda KMGka ee Carta (Djibouti).

Somaliland oo anigu aan uga soo warramo BBC waxaa madaxweyneheedii xilligaa, Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, baarlamaanka iyo guurtiduba ay go'aamiyeen in qofkii Somaliland u dhashay ee ka qayb gala shirka Carta ee dib u heshiisiinta Soomaaliya uu galay khiyaano qaran. Dayaarad ay saaran yihiin mudanayaal ka tirsanaa baarlamaanka Jabuuti....
Read More; 

Somaliland Oo Joojisay Wada-hadalkii Soomaaliya Ilaa Madaxbannaani...

 "Ma aha Soomaaliland mid indhaha laga qarin karo" M/wayne Biixi

- Madaxweynaha J.Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si caro leh u sheegay in dallkiisu uusan wada hadal la gali doonin Soomaaliya ilaa inta laga siinayo madaxbannaani.

Wadahadalka labada dhinac u dhexeeyay oo dhowr waji oo hore soo maray ayaa waxaa garwadeen ka ahayd beesha caalamka, iyadoo dadaal loogu jiray inuu dhaco heshiis is afgarad ah. Magaalada Burco oo uu shalay booqasho ku tagay ayuu madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi kula hadlay qaar ka mid ah shacabaka.

Wednesday, November 21, 2018

The End of the World Map as We Know It?

- Take Somaliland, a self-declared country located in the Horn of Africa. Though it has many of the trappings of statehood—its own flag, its own currency, its own government—no foreign government formally recognizes it as a sovereign state. "If Somaliland isn't a country," Keating asks, "then what is?" There's also Kiribati, a deeply isolated island nation of 33 atolls in the Pacific. But it may be on the brink of disappearing in the not-so-distant future:

 Keating cites a Kiribati government report stating that, by 2050, significant portions of the country's highly populated atoll of Tarawa could be consumed by rising seas, while smaller islands could be swallowed up even sooner.
Read More:

Tuesday, November 20, 2018

Starting a national team in a country that doesn’t exist

- Somaliland has everything you expect from a country. Its people have Somaliland passports and pay with Somaliland shillings. The Somaliland flag flies in the Somaliland Parliament. The president was democratically elected in a "smooth and peaceful" election. What it doesn't have is a Fifa-recognised international football team or the means to maintain one. However, that is something four Britons of Somaliland descent are determined to change. 

"We think every young person should have the opportunity to play football," Ali, a former community coach and scout for West Bromwich Albion and...
Read more;

Saturday, November 17, 2018

Kenya and Somaliland to foster strong trade ties

“There is so much Kenya and Somaliland can gain from each other,” Mr Munya said

- Kenya and Somaliland will work towards building strong trade and economic ties. The two nations hope to achieve this by encouraging cross border investments.

At a meeting in Nairobi on Thursday, Trade and Industrialisation Cabinet Secretary Peter Munya and Somaliland envoy to Kenya Bashe Awil Omar discussed the investment opportunities that can be explored for the benefit of the two nations.

Wednesday, November 14, 2018

First ever mobile clinic Hargeisa brings doctors closer to patients

- Health professionals in Hargeisa have launched the first-ever mobile hospital in Somaliland, taking health care closer to the people who need it. The mobile hospital aims to reach thousands of people, who have to travel big distances to the nearest medical facility and have to cope with emergency cases at home.

Muhyadin Dabeyl, the chairman of the seven-member group, told Radio Ergo the Mobile Health Care Organisation (MOHCO) aims to institute reforms in the health sector by improving access, quality, and safe medical practices.

Monday, November 12, 2018

‘Invisible’ story of bravery in First World War told in touring Somali exhibition

 " but others joined the Somaliland Camel Corps, set up by Britain to take advantage of Somali skills with camels."

- Brent’s Somali population doesn’t always feel like it gets a good press, but its First World War history is a proud one.

That’s according to the people behind a travelling exhibition – Somali People and the First World War – sharing Somali neighbours’ memories of their relatives’ service in the 1914-1918 conflict.

Tuesday, November 6, 2018

U.A.E. Military Base in Breakaway Somaliland Seen Open by June

Politics;
- A United Arab Emirates military base in the self-declared republic of Somaliland will begin operating by June and include a coastal-surveillance system, according to a diplomat involved in talks for the facility.

The U.A.E. is growing its military presence in the Horn of Africa to help protect trade flows through the Bab el-Mandeb strait, a key shipping lane used by oil tankers and other cargo vessels en route to the Suez Canal. Emirati footholds in Somaliland and Eritrea provide strategic locations as the U.A.E. supports the Saudi Arabia-led war against Houthi rebels in Yemen.

Friday, November 2, 2018

Four 'invisible countries' that could redraw the world map! " Somaliland..

- One of the key features of nations is their capacity to conduct relations with and be recognised by other countries — but this is not the case for Somaliland. Journalist Joshua Keating, who explores the changing shape of the nation-state in his new book Invisible Countries, says Somaliland is an example of a new form of nation, that exists without recognition. Somaliland has achieved all the trappings of countryhood but floats within the internationally recognised nation of Somalia, which after years of civil war is sovereign on paper only. 

After declaring itself to be an independent country in 1991, Somaliland now functions as a poor but stable nation with its own currency, public service, and government.
Read more;

Thursday, November 1, 2018

Financial Times: "Somaliland Oo Ku Dadaalaysa In Caalamku Ictiraafo.

"Halis aan la qiyaasi karin ayaa ka dhalan doonta hadii la isku dayo in Somaliland dib loola mideeyo Soomaaliya!" Drs. Edna Aden

- Wargeyska  caanka ah ee Financial Times ee ka soo baxa dalka Ingiriiska, ayaa caawa baahiyey   Warbixin dheer oo uu kaga hadlay horusocodka Jamhuuriyadda Somaliland ka samaysay qaddiyadda aqoonsi raadinta. Wargeysku wuxuu warbixintiisa ciwaan uga dhigay: “Somaliland  waxay ku tallaabsatay inay dhaqdhaqaajiso sidii ay aqoonsi caalamiya  u heli lahayd.” Warbixintaas oo aad u dheerayd waxa soo turjuntay Wakaallada Wararka Somaliland ee SOLNA, waxaanay Financial Times qormadeedu u dhignayd sidan:-

"Sheeko Kale": 10 Boqor oo Xanuun Maskaxeed Ku Dacay!

"Maskax xanuunka Suldaan Mustafe waxa ka mid ahaa in uu laba hablood oo adoomihiisa ka mid ahaa ku amray in ay mar walba la socdaan iyaga oo qaawan.!" Prof. C/Salaan Yaasiin.
 
- Boqorkii Baabal – Nebuchadnezzar (604-562 B.C.): Waxa lagu naanaysay “Awooga Boroqada Maskaxda Ka Bukay), waayo wuxu jiray taarikhada miilaadiga ee xilligan la adeegsado ka hor. Boqorkan xanuunkiisa waxa weriyay Baybalka Yahuudda ee Muslimiintu u taqaano Tawraat. Baybalku wuxu weriyay in boqorkani maskaxada ka xanuunsaday; waxaanu ismooday neef sac ah. Ka dibna inta uu qasrigii boqortooyada ka tegay ayuu duurka galay. Halkaas oo uu sida lo’da geedahu cuno u ahaayeen.