.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Saturday, February 16, 2019

DP WORLD INCREASES WATER SUPPLIES TO BERBERA, SOMALILAND

   Press release...

- Global trade enabler DP World has recently launched a new water distribution center that increased the water supply in Berbera, Somaliland, by 60 percent.

The $1 million project started in 2018 and includes four water wells, two shallow pools, two water troughs, a concrete reservoir tank and 7.0 km pipeline connected to the main water supply. The project, powered by a hybrid solar system and a main generator, also included the construction of a mosque near the water distribution center.

Thursday, February 14, 2019

Jaamacadda Hargeysa Oo Billowdey Waxbarashada Sare Ee "Ph.D"

- Mandaqadda Geeska Afrika ayaa inta badan waxa ka dhaca falal la xidhiidha amni-darro iyo waxyaabo nabadda waxyeeleeya, isla markaana waxa jira dedaallo cilmiyan arrimahaasi xal loogu raadinayo oo ay ka mid tahay in aqoonta nabadda kor loo qaado oo la kobciyo. Markii u horaysay waxa Jaamacadda Hargeisa University ee ku taal J.Somaliland, laga bilaabay waxbarashada sare ee darajada sedexaad (Ph.D) oo lagu baranayo cilmiga nabadda iyo horumarka, kuwaas oo ay bixin doonto jaamacadda Qaramada Midoobay ay leedahay ee la yidhaa University for Peace. 

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrimahaasi ka waraystay Agaasimaha Mac-hadka cilmibaadhista nabadda iyo xallinta is-maandhaafyada ee jaamacadda Hargeysa Naasir Maxamed Cali.
Halkan Hoose Riix Oo Ka Dhagayso.

Trade Project Builds Somaliland’s Economy; Leaders Seek More

As a year long project aimed at helping Somaliland develop its trade relationship with Ethiopia winds down, top leaders hope more assistance will bolster the country’s economy and strengthen its standing in the Horn of Africa, a region that experienced rapid change in 2018.

The London-based organization behind the initiative said Tuesday that consultations with Somaliland’s economic leaders would soon end. The Trade and Investment Advocacy Fund seeks to help the world’s poorest countries develop beneficial trade relationships. Since early 2018, they’ve worked with leaders from Somaliland to develop economic agreements with Ethiopia.
Read more;

Mashaqada iyo madax wareerka Yurub haysta: W/Q Ibraahin Hawd

- Buugga cusub ee The Strange Death of Europe: Immigration, Identity, Islam ee uu qoray Douglas Murray waan xiisaynayaa in aan akhriyo. Yurub mashaqo weyn baa ka taagan. Waa qaaradda dunida u gu horumarsan u guna nolol wanaagsan. Sidaa darteed waxaa looga baahan yahay xoogsato badan oo shaqaysa. Wax kaleba haddii la daayo waxaa shaqaale badan loo ga baahan yahay daryeelka dadka gabgaboobay ee ciidda ka batay. Haa, dadka gabgaboobay ee daryeelka u baahani qaaradda aad ayay u gu badan yihiin, waayo Yurub waa qaaradda dunida u gu dhimasho yar gabowga hortii, sidaa darteed dadka gaadha da’da raqaye aad bay u badan yihiin. Dhanka kalena Yurub qofka gabooba ma hayaan carruurtiisa iyo kuwa uu awowga iyo ayeyada u yahay, waxaa se daryeelkiisa u xilsaaran bulshada uu isaguba u soo shaqeeyay ee weligii cashuurta soo siinayay.  

Saturday, February 9, 2019

"War-Saxaafadeed": Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Ergayga Turkiga U Qaabilsan Wadahadallada Somaliland iyo Somalia. [Akhri/maqal].

- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay ergayga uu waddanka Turkey-gu u magacaabay wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Oglan Baker oo uu wehelinayo wakiilka Somaliland u qaabilsan Turkiga Ambassador Ali Noyan.

Madaxweynaha iyo ergaygu Waxay ka wada hadleen arrimo door ah oo ay kamid yihiin wada-hadalkii dalalka Somaliland iyo Soomaaliya u dhexeeyey, siyaasadda guud ee mandaqadda geeska Afrika, waxana uu madaxweynaha Somaliland u sheegay ergayga in wada-hadalladii u dhexeeyey dalalka Somaliland iyo Soomaaliya maadaama oo aan wax midho-dhal laga gaadhin ay Somaliland dalbanayso in dalalka Caalamku ay qayb ka noqdaan wada-hadalkaas.

Tuesday, February 5, 2019

HIPPSOR RESEARCH: SOMALILAND DEMOCRACY AT CROSS ROADS

- Somaliland, dubbed as an “oasis of peace in an unstable region”, has also recorded significant strides along its journey to electoral democracy compared with any of its neighbors.  Since unilaterally reclaiming independence and retreat from its unity with former Italian Somaliland in May 1991, the people of Somaliland have made every effort to build a democratic country from the rubble of where a security state once stood. 

Ratifying the constitution through popular referendum, they have also chosen the path of constitutional democracy which resulted in the election, through popular vote, of their presidents, local councilors to devolve power, and the representatives in the lower house. This is not done only once but six times...
Read More;

Sunday, February 3, 2019

Georgetown Graduate Inspires Next Generation of Leaders in Somaliland

- With the power to decide a student’s future, college admissions exams are one of the most stressful hurdles on the path to higher education. For the SAT, the exam used by U.S. colleges and universities to make admissions decisions, students are advised to get lots of sleep, eat a healthy breakfast, and show up on time.

Typically students don’t have to make a 500 kilometer drive across international borders to reach the nearest testing center. That’s what Somaliland resident Najib Abdihamid Ahmed had to go through, driving all the way to Addis Ababa, Ethiopia, to take the SAT exam so he could apply to Georgetown University in Qatar. But Najib Ahmed isn’t a typical student.

Saturday, February 2, 2019

Why it’s time for an amicable divorce between Somalia and Somaliland

 Should other countries recognise Somaliland’s bid to become fully independent? It has a good case, argues Bill Snaddon.

- Somaliland declared independence from Somalia in 1991. But the small east-African breakaway nation is still waiting for others to recognise their bold decision. Despite its dogged efforts for international recognition and admission into the club of nations, no other state considers this land of 3.5 million people to be a proper country. Likewise, the African Union and United Nations still view Somaliland as part of Somalia. Officially, at least. Somaliland’s government enters into diplomatic relations with these two bodies, as well as with the Arab League and EU. It also has bilateral relations with several countries.