.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Tuesday, September 6, 2011

Hablaha Geeska Afrika: Maxamad Ibraahim Warsame '' Hadraawi'' ... *Dhegta maal*



-Suugaan:

Waa hees/Gabay uu si qiiro iyo farshaxan-nimo leh uu abwaan Maxamad Ibraahim Warsame ''Hadraawi'' inoogu sharaxayo, qiimaha iyo kaalinta lama huraanka ah ee ay dumarku guud ahaan, gaar ahaana gabdhaheena ku dhaqan Geeska Afrika '' waa kuweenee'' ku leeyahiin nolosheena! Akhri oo weliba dhagayso gabaygan isaga oo abwaan Hadraawi laftarkiisu codkiisa inoogu marinaya.

*Dhegta maal*

Xigasho: hadraawi.org

No comments: