
Muddo-kordhintan goluhu sameeyay ayaa ah 9-bilood, taasi oo ay sheegeen in ay qabsoomeyso doorashadu
bisha 12/2019, halka muddo xileedka golaha wakiillada uu waajibaadkooda shaqo dhamaan
doono bisha koowaad ee sannadka 2020ka.
Halkan ka daawo; https://www.youtube.com/watch?v=s_f1FmMWP0g
Halkan ka daawo; https://www.youtube.com/watch?v=s_f1FmMWP0g
No comments:
Post a Comment