- Labaatankii sano ee ugu dambeeyay
goobo badan oo taariikhi ah ayaa laga helay Jamhuuriyadda Iskeed ugu
Dhawaaqday Madax-bannaanida ee Somaliland. Waxaa haatan jira in ka badan
boqol goobood oo ay ugu caasan tahay Laas Geel oo laga helay dhagxaan
ay sawirro ku xardhan yihiin oo 9000 oo sano jirsaday. Si kastaba ha ahaatee, dhagaxaantan
ma aysan aqoonsan mana ilaaliyaan ururrada daryeela goobah taariikhiga
ah sida UNESCO.
Dr Saada Mire oo ah khabiir dhanka deegaanka ah
ayaa BBC-da u sheegtay in Somaliland ay ku yaallaan goobo badan oo
muhiim ah, kuwaas oo ay tahay in laga warqabo oo la ilaaliyo.
Halkan Hoose ka akhri/dhagayso;
No comments:
Post a Comment