.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Friday, June 8, 2012

Dadka Reer Somaliland Oo Noday Kuwa Ugu Murugada Yar Dunida : The Lowest Negative Emotions''!


- Baadhitaan ku saabsan dareemada murugada xanbaarsan ee uu qofku maalin kasta kala kulmo nolosha oo laga sameeyay dalal badan oo dunida ka mid ah,  ayaa dadka reer Somaliland ay ka noqdeen halka ugu hoosaysaysa, hadaan si kale u dhigo dadka reer Somaliland waxa ay noqdeen dadka ugu murugada yar leh dunida! taasi oo la mid ah inay yihiin dadka ugu farxada badan leh! Baadhitaanka oo ay samayeen qolada Maraykanka ah ee caanka ah ee aalaa samaysa baadhitaanada kala jaadka ah ee bulshada khuseeya ee magacooda la yidhaa GALLUP.

Waxa dhibcaha Somaliland ay ku qaaday koobka farxada ee ay heshay noqdeen 11, oo waafaqsan qiyaasta baadhitaanka Gallup. Isu-gaytnta dalalka la darsay qulubka, walbahaarka iyo cadhada dadkooda waxa kobta ugu saraysa iyagu hantiyay dunida Bariga-dhexe! sida Ciraaq (59), Falastiiniyiinta (43) iyo Baxrayn (41)...

Halkan hoosta guji oo ka akhri baadhitaanka

No comments: