.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Saturday, August 18, 2012

Somaliland: a photographic diary – in pictures

Mark Tran in Somaliland: a photographic diary

- Wariye magaciisa la yidhaa Mr Mark Tran oo u shaqeeya war-fidiye dunida aad looga yaqaan oo ka soo baxa dalka boqortooyada ah ee Ingiriiska oo la yidhaa'' the guaridan'', ayaa mudo todoba cisho ah socod-shaqo u tagay dalka Jamhuuriyada Somaliland. Wariye Mark Tran waxa uu soo indho-indhaynayay sida ay guud ahaanba Somaliland nolosheedu isku bedeshay!

Meelaha uu ka so waramay ee uu tagay waxa ka mid ah bandhigii buugaagta '' the Hargeisa international book fair, xarumaha xawaalada Dahabshiil, warshada samaysa Coca-Cola-ha iyo dekdeda Berbera. Hadaba tasaawiir uu ka soo qaaday Somaliland intii uu joogay ayuu Mr Marka Tran qaar ka mid ah inala wadaagayaa ee daawasho wacan!

- ''Mark Tran recently spent a week looking at how life is changing in Somaliland. He covered the Hargeisa international book fair, Dahabshiil – a money transfer company, a $17m Coca-Cola bottling plant in the desert, and the thriving livestock trade at the port of Berbera. Here is a selection of his photographs''

No comments: