.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Saturday, December 15, 2012

NEC: Natiijada Hordhaca ah ee Doorashooyinka Golaha Degaanka Dalka JSL Oo Dhamays-tiran

 
- Kooxdii todobada (7) xubnood ka koobnayd ee ka shaqaynaysay qabanqaabada & maamulista doorashooyinkii dhawaa (Guddida Doorashooyinka Qaranka JSL) Waxa ay maalintii Salaasadii (11 December 2012) soo daabaceen natiijooyinka guud ee doorashayooinkii golaha degaanka oo hordhac  ah! Waatan hadaba, war-bixintii hordhaca ahayd ee ay Gudidda Doorashada Qaranku JSL, ku daabacday Boga-Internet-ka ay ku leeyihiin ee ka bogo!WYL-News
 
{Hargeysa(NEC 11 December 2012) Guddida Doorashooyinka Qaranka JSL waxa ay soo saareen natiijada hordhaca ah ee Doorashooyinkii Golaha Deegaanka ee ka qabsoontey dalkeena 28/11/ 2012. Sida aynu lawada soconaba Doorashooyinkii Golaha Deegaanku waxa ay doorkan ka dhaceen 19 degmo oo kamida ah degmooyinka ay doorashooyinku ka dhacaan ee dalka Jamhuuriyada Somaliland.Hadaba Guddida Doorashooyinka Qaranku waxa ay halkan ku soo bandhigayaan Natiijadii Doorashooyinka iyo sidii Murashaxiintu codadka uga kala heleen Goobaha Codbixinta iyo Degmooyinka ay iska soo sharaxeen}
 
Halkan Ka akhri Natiijada Goobaha Codbixinta iyo Degmooyinka

No comments: