- Aqalka cad ee Maraykanka ayaa Salaasadii (shalay) sheegay in wakiilo Maraykan ah iyo kuwa ka socda Xoogaga Talabaan ay wada hadalo ku yeelan doonaan magaalada Doha ee dalka Qatar maalmaha inagu soo socda, kulankaasoo ujeedadiisu tahay sidii xal siyaasadeed loogu raadin lahaa dagaalka Afganistaan. Wariyaha VOA ee xarunta gaashaandhigga Maraykanka ee Pantagon Luis Ramirez ayaa warbixin uu soo diray ku sheegay in shaacintaasi ay tahay mid uu soo dhawaynayo taliyaha ciidaamada Mareeyanka iyo kuwa kale ee jooga Afgansitaan General Joseph Dunford.
Haddaba sidee ayay arimahan u arkaan dadka reer Afghanistan? Waraysi ku saabsan arintan hoosta ka dhagayso!
*Dhegta maal;
No comments:
Post a Comment