- Idaacada VOA-Somali, ee ku taal dalka Maraykanka, ayaa barnaamijyada ay baaahiso ee doorka ah waxa ka mid ah barnaamij la yidhaa "wicitaanka," kaas oo ah mid ay ku soo casuumaan dad aqoon cudoon leh oo wax laga baran karo.
Barnaamijka Wicitaanka ee "toddobaadkan" waxa uu ku saabsan yahay
xanuunada ku dhaca dhimirka iyo sida lagu garan-karo. Dr. Sacad Muuse Cumar oo bartay cilmi nafsiga (Psychology and Psychiatry), ayaa hadaba isaga oo jooga
magaalada Hargeysa si hufan uga jawaabaya su'aalo ay waydiinayaan dhageystayaasha VOA-Somali. Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.
Halkan Hoose guji oo ka dhagayso;
No comments:
Post a Comment